Raadgoob.com
“Mar Hadaan Waddani Xilka Qaban Hogaan Xumo Ayaa Jirta Baad iska Dhaadhiciseen Reer Waddaniyow” Ex Wasiir Maxamuud Xaashi
December 19, 2018 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob) Wasiirkii hore ee madaxtooyada somaliland maxamuud xaashi cabdi oo maanta ka hadlaayay xaflada loo sameeyaya arday dhamaysatay jaamacadaha dalka mid kamid ah ayaa waxa uu dhaliilay xisbiga waddani isaga oo ku sheegay in reer waddani hadii ay xilkii qaban waayen isku haystaan in hogaan xumo wadanka ka jirto waxa sidaasi yidhi Ex wasiir maxamuud xaashi

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Waranka

COMMENTS
Latest News