Raadgoob.com
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Oo Shaaciyay In Laga Tanaasulay Mooshinkii Farmaajo
December 20, 2018 - Written by admin

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh ayaa goor dhoweyd soo saaray qoraal uu ku sheegay in Mooshinkii Madaxweynaha ay ka tanaasuleen xildhibaanadii keenay.

Qoraal ka soo baxay Guddoomiye Mursal ayaa lagu sheegay wadaxaajood kadib in la iska gartay in laga wada shaqeeyo danta dalka, isla markaana xildhibaannadii keenay Mooshinka ay soo jeediyeen inay ka tanaasulaan, sidaas darteedna eedeyntii sharci jebinta ee loo jeediyey Madaxweynaha ay burtay.

Halkan Hoose Ka Akriso Warqada

 

 

COMMENTS
Latest News