“Warka Sidaan Idiinku Dhiibo U Codeeya Una Khariya” Gudoomiye Sharmaarke Geelle Oo Warbaahinta Dulmi iyo Tacadi Ku Haya | Raadgoob
Raadgoob.com
“Warka Sidaan Idiinku Dhiibo U Codeeya Una Khariya” Gudoomiye Sharmaarke Geelle Oo Warbaahinta Dulmi iyo Tacadi Ku Haya
December 20, 2018 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob.com) Gudoomiyaha Haayada Shaqaalaha Dowlada Somaliland sharmaarke geelle ayaa caadaysday inuu warbaahinta Somaliland ku amro kun khasbo inay qaatan war uu isagu iska soo duubay oo uu soo qortay taas oo aan warbaahintu xafsiikiisa tagi kari marka uu war leeyahay ama uu ka hadlaayo hawlaha shaqo ee haayada shaqaaluhu dalka u hayso hadaba Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Daboolka ka qaadayay dhibka iyo dhibaatooyinka uu warbaahinta ku hayo gudoomiye sharmaarke geelle xilga ama wakhtiga uu war leeyahay isaga oo adeeg sada waxa micnihiisu tahay FAAF REEB WARAAD

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

COMMENTS
Latest News