Raadgoob.com
“Buugii Wasiir Guray Barwaaqo Qoray Ee Hablaha Lagu Aflagaadeeyay Waanu Gubaynaa” Golaha Guurtida Somaliland
December 22, 2018 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob) golaha guurtida somaliland ayaa dhawaan gudi u saaray inay xaliyaan arinka  buuga khilaafka dhaliyay ee sooyaal oo uu qoray wasiirka warfaafinta somaliland guray barwaaqo

buugan ayaa wax ku jira meeris iyo qoraalo ka cadhaysiiyay gabdha reer somaliland buugan ayaa waxa hadal hayntiisu ay socotay mudo bilo ah balse markii danbe waxay hablahii buugan ka cadhoday ay warqad codsi ah oo ay kagu dalbanayaa in waxa laga qabto buugan SOOYAAL ay u gudbiyeen golaha guurida somaliland

gudigii uu goluhu arinka khilaafka buugaas u saaray oo maanta soo saaray qodobo lagu xalinaayo arinka buugaas ayaa ay ku dhawaaqen

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

COMMENTS
Latest News