Raadgoob.com
Wasiirka maaliya somaliland oo hortagay golaha wakiilada si uu warbixin uga Siiyo miisaan-yada sanadka 2019
December 22, 2018 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob) Wasiirka Maaliyada Somaliland sacad cali shire ayaa maanta hortagay golaha wakilada somaliland waxaanu wasiirku halkaasi ka akhriyay warbixinta miisaan-yada sanadka 2019

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

Raadgoobnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News