Raadgoob.com
Dadka ku jira guryaha dowladu leedahay si bilaa ayaa bilwalba lacag looga qaadaya” wasiirka hawlaha guud ee somaliland
December 23, 2018 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob) wasiirka wasaarada hawlaha guud ee Somaliland Mudane Cabdirashiid Qanbi ayaa maanta mar uu waraysi bixinaayay waxa uu kahadlay arimo ay ka mid yihiin madaxtooyada la raraayo in halkii laga dhisi lahaa ee dayrka madaxtooyadu marilahaa ay noqdeen jago ama dhul dad shacabi leeyihiin dakaasna loo badalaayo dhulkooda oo dhul kale la siinayo

sidoo kale wasiir qanbi ayaa waxa uu ka hadlay in dowlada somaliland kiro ka qaadayso dadka shacabka ah ee ku jira dhulka dowladu leedahay ee dhisan ama banaan ee ladagan yahay waxaanu sheegay wasiirku in si bilaa looga qaadayo bisha iyo kirada goobta ay daganyihiin oo laga kiran doono

Halka Hoose Ka Daawo MuuqalkaWarkan

COMMENTS
Latest News