Xisbiga Waddani Oo Si Adag Uga Hadlay Xaalada Xabsiyada Iyo Xadhiga dadka fikrkooda dhiibanaaya | Raadgoob
Raadgoob.com
Xisbiga Waddani Oo Si Adag Uga Hadlay Xaalada Xabsiyada Iyo Xadhiga dadka fikrkooda dhiibanaaya
December 23, 2018 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob) Xogahayaha cadaalada ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa maantaka hadlay cadaalada iyo garyaqaanada cadaaladooda sidaa kale waxa uu aad uga hadlay Xoghaye barkhad

xadhiga iyo xabsiyada dalka sida ay yihii iyo xalka ay ku sugan yihiin waxaana uu sheega inay baadhitaan ku hayaan xalada xabsiyada iyo inta mitirka qolka dadka laguxidhaa uu leeg yahay

barkhad ayaa waxa uu sheegay inay mudooyinkii ugu danbeeyay ay soo baxaysay in dadka lagu xidho fikirooda iyo soo shiyaalka oo uu wax ku qoray lagu xidho

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka warkan

COMMENTS
Latest News