Raadgoob.com
“Dahabshiil baad bad galay ma maqli jirteen raga xilka iga qaaday badbay galeen” Prof Cabdi Cali oo xisbiga kulmiye laga saaray
December 24, 2018 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob) Prof Cabdi Cali Jaamac  oo ka mid ahaa saddex masuul oo maanta xisbiga Kulmiye laga saarey ayaa waxaa uu ka Hadley  sida uu u arko in xisbiga   laga saaro .

 Prof Cabdi Cali ayaa sheegay in la wado qorshe gudoomiyaha ku meel gaadh-ka ah ee xisbiga Kulmiye loogu magacaabaayo Axmed Cabdi Dheere oo iminka ah gudoomiye ku xigeenka Labaad ee xisbiga kulmiye waxaana uu sheegay in la rabo in la yidhaahdo saddexda xisbiba Garxaajis ayaa gudoomiyayaal ka ah
Cabdi Cali waxa uu cadeedyay in madaxwayne muuse biixi dhawaan mar uu u kala garnaqaayay isaga iyo masuul kale si xun ula dhaqmay oo uu madaxwaynuhu mobelka ku jaray
Halkan Hoose ka daawo muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News