Raadgoob.com
Dibadbaxyo waayan oo rabshado wato oo ka socda Suudaan
December 24, 2018 - Written by admin

Booliska dalka Suudaan ayaa suntan dadka ka ilimeeysiisa ku kala eryay dad dibadbaxyo rabshada wat aka dhigayay magaalooyin dhowr ah oo ka tirsan dalkaasi.

Boqolaal qof oo banaanbaxa dhigayay ayaa xiray waddooyin gala garoonka kubadda cagta ee Khartuum Stadium ka hor inta aysan iska hor imaanin booliska rabshadaha ka hortagga.

Mas’uuliyiinta mucaaradka Suudaan waxay sheegeen in 22 qof la dilay intii ay dibadbaxyada ka socdeen dalkaasi balse dowladda waxay sheegtay in tirade dhimashada ay intaasi ka yartahay.

Dadka dibadbaxyada dhigaya ayaa ka careysan qiimaha shidaalka iyo rootiga oo sare u kac ku yimid.

Raadgoobnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News