Hotel Magaalada Hargaysa Caan ka Ahaa Oo Xukuumada Somaliland Albaabada Isugu Dhufatay | Raadgoob
Raadgoob.com
Hotel Magaalada Hargaysa Caan ka Ahaa Oo Xukuumada Somaliland Albaabada Isugu Dhufatay
December 24, 2018 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob) Ciidamada booliska magaalada hargaysa ayaa albaabada u xidhay hotel caan ka ah hargaysa taas oo uu sabata loo xidhay uu faahfaahin ka bixiyay wasiirka hawlaha guud ee somaliland waxaanu wasiirku sheegay in goobta hotelku daganaa ay kiro ahayd oo imakana dowladu u baahatay waxa uu sheegay wasiir qanbi in goobta hotelka laga raray laga dhigaayo madxfa wax lagu kaydiyo oo qaranku leeyahay

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

COMMENTS
Latest News