Raadgoob.com
Wasiirka maaliyada somaliland oo hortagay gudiga dhaqaalaha ee golaha wakiilada
December 24, 2018 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob) wasiirka maaliyada somaliland sacad cali shire oo maanta kulan la yeeshay gudida dhaqaalaha ee golaha wakiilada somaliland wasiir sacad ayaa mar wax laga waydiiyay cashuurta xad dhaafka ah ee lagu soo rogay warbaahinta madaxbanaan ee somaliland waxa uu ku jawaabay wasiirku ” cabashada warbaahinta ee ka dhanka cashuurta lagu soo rogay hoos ayaanuu eegaynaa gudida dhaqaalaha ee golaha wakiiladuna way noo sheegeen” ayuu yidhi wasiir sacad

Halka Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

COMMENTS
Latest News