Raadgoob.com
Xisbiga Kulmiye Oo masuuliyiin Xisbigaasi ka tirsanaa Eryay
December 24, 2018 - Written by admin

Hargaysa*Raadgoob) Warqad ka soo baxday xisbiga Kulmiye isla markaana uu ku saxeexan yahay gudoomiyaha labaad ee xisbiga Kulmiye Md Axmed Cabdi Dheere ayaa waxaa lagu sheegay in xisbigaasi laga saaray saddex siyaasiyiin oo kala Ah

  1. Prof Cabdi Cali Jaamac
  2. Siyaasi Cabdilaahi Geel Jire
  3. Abwaan Cismaan Kujare

Halkan Hoose Ka Akhriso Warqada Xisbiga Kulmiye Soo Saarey

Raadgoobnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News