Raadgoob.com
“Xamil Waranka Muusaw Rag Waa Is Xiniyo Taabtaye” Abwaan Cismaan kujare oo shalay xisbiga kulmiye laga saaray
December 25, 2018 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob) Abwaan Cismaan kujare waxa uu ka mid yahay masuuliyiintii shalay laga saaray xisbiga muxaafid ka ah ee kulmiye mar uu maanta warbaahinta la hadlaayay ayaa waxa uu sheegay sababta looga saaray xisbiga kulmiye inay tahay gabay uu tiriyay maadama uu yahay abwaan ama hal abuur gabayada tiriyay tan iyo xukuumii horana uu gabayada tirin jiray maadama uu ku cabiro gabyaga xaalada dhabtaa ee ka jirta hadba xukuumada markaa talinaysa Abwaan Cismaan kujare gabagabaadi waxa uu u aaneyay ama ku sifeeyay sabata kaliya ee xisbigii uu ka tirsanaaye kulmiye looga saaray inay tahay gabat uu ku duray ama kaga hadlay hogaaminta madaxwayne muuse biixi

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

COMMENTS
Latest News