Raadgoob.com
“Kulanka Madaxwayne Biixi Iyo Cagjar waxay Ahayd In Cagjar Loo Diro Badhasaab” Marwo Faadumo Siciid
December 26, 2018 - Written by admin

Marwo faadumo siciid oo ka tirsan xisbiga waddani ayaa waxa ay ka hadashay arimo ay ka mid yihiin cashuurta uu wasiirka warfaafinta ku soo rogay warbaahinta madax banaa ee somaliland sidoo kale waxa ay marwo faadumo ka hadashay kulankii madaxwayne muuse biixi iyo mustafe cagjar

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

COMMENTS
Latest News