“Inta lagu jiro wakhiga Doorashada Puntland Madaxda iyo Shaaalaha Dowlada somaaliya Ma imaan karan puntland” Maamulka Puntland | Raadgoob
Raadgoob.com
“Inta lagu jiro wakhiga Doorashada Puntland Madaxda iyo Shaaalaha Dowlada somaaliya Ma imaan karan puntland” Maamulka Puntland
December 29, 2018 - Written by admin

Maamulka Puntland ayaa soo saaray qoraal digniin ah oo ka kooban 7 qodob oo kan ugu weyn uu yahay in wasiiradda xukuumada Soomaaliya aysan tagi karin Puntland.

War-Saxaafadeed ay Guddiga amniga soo saareen ayaa inta badan looga hadlay dhinaca Amniga, waxaana qodobada ku jira in Madaxda Dowladda iyo Shaqaalaha Dowladda Federaalka aysan deegaanada Puntland tegi karin inta lagu guda jiro doorashooyinka.

C/Welli Gaas ayaa walaac xoogan ka qabo in dowladda Soomaaliya ay dhaqaalo badan ku bixiso Doorashada dhawaan ka dhaceysa magaalada Garowe.
Halka Hoose Ka Akhriso qoraalka warqada

 

COMMENTS
Latest News