Raadgoob.com
“Xuuto waxa uu ila daba socdaa 20 suxufi ayaa la xidhay” wasiirka warfaafinta somaliland
December 29, 2018 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob) wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo wacyi galinta somaliland ayaa maanta daah furay shir waynaha qaran ee warbaahinta somaliland waxa uu wasiir ku dhaliilay gudoomiyaha ururka suxufiyiinta somaliland maxamuud cabdi jaamac xuuto waxaanu yidhi ” xuuto waxa uu ila daba socdaa inaan anigu saxaafada xidh xidho oo meel walba waxa uu la taagan yahay saxaafada ayaad xidhi xidhaa” ayuu yidhi wasiir guray baraaqo

Halka Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

COMMENTS
Latest News