Raadgoob.com
Wasaarada Qorshaynta Somaliland Oo Daahfura Tay munaasabada mudanaaha qorshaha horumarinta qaranka Somaliland
December 31, 2018 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob) Wasaarada qorashaynta qaranka somaliland ayaa daahfurtay munaasabada mudanaaha qorshaha horumarinta qaranka ee labaad kulanka munaasabadan ayaa waxa ka soo qayb galay badiba wasiirada xukuumada somaliland ka tirsan oo ay ka mid yihiin wasiirada wasaaradaha amaanka xanaanada xoolaha caafimaadka maaliyada gaadiidka iyo horumarinta jidadka

ugu horay waxa halkaasi ka hadlay madaxwayne ku xigeenka somaliland c/raxmaan saylici sidoo kale agaasimaha guud ee wasaarada qorshaynta iyo wasiirka wasaarada qorshaynta ayaa labadooduba ku dheeraden kulanka iyo u jeedada uu daaran yahay iyo faaidooyinka uu qaranka u hayo

Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News