Raadgoob.com
Xaruunta Xuquuqul Insaanka Madaxbanaan Oo Maanta Soo Bandhigtay Warbixinta Sanadkii Tagay Ee 2018-ka
December 31, 2018 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob) Xaruunta xuquuqul insaanka madax banaan ee somaliland oo maanta soo bandhigtay warbixinta sanadeedkii tagay ee 2018

guuleed dalafac oo ah agaasimaha fulinta ee xaruuntaas ayaa waxa uu si dheer uga faalooday una faah faahiyay warbixinta sanadkii tagay iyo tacadiyadii dhacay

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan 

COMMENTS
Latest News