Raadgoob.com
Faysal Cali Waraabe Ayaa Yidhi “Waddani Waxa uu Wataa Ajande Aan Somaliland Aheyn”
January 2, 2019 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob) Gudoomiyha Xisbiga ucid Eng faysal cali waraabe oo ka hadlay kulankii maanta ee ay isugu yimaaden xisbiyada mucaaradka somaliland iyo xukuumadu ee lagu kala kacay gudoomiyaha xisbiga ucid ayaa sheegay in masuuliyada khilaafkan ay sababteeda leeyihiin xisbiga waddani waxaanu yidhi ” Waddani Waxuu Wataa Ajande Aan Somaliland Aheyn” sidaasi waxa yidhi faysal cali waraabe

COMMENTS
Latest News