Raadgoob.com
Xisbiyada Somaliland Oo Ku Kala Kacay Kulan Ay Maanta Isug Yimaaden Magaalada Hargaysa
January 2, 2019 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob) KULAN saacado badan oo saxaafaduna dibad joog ka ahayd oo ay isugu yimaadeen sadaexda xisbi qaran ee somaliland kulmiye waddani  iyo ucid oo ka dhacay hotel maan soor ee magaalada hargaysa  markii uu kulan kani soo dhamaaaday waxa warbaahinta la hadlay xisbiga mucaaridkaa ee waddani  isaga oo sheegay in kulanka lays ku af garan waayay  oo xisbiga kulmiye iyo ucid ay isku raaceen goonkii hore ee ahaa inaan komiishanka la kala dirin ee uu doorashadan soo socota qabto halka xisbiga waddani istaagay goon koodii hore ee ahaa in la kala diro komiishanka doorashooyinka somaliland

  • Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News