“Abwaan Laab-Saalax Isaga Ayaa Ka Jawaabi Hadalada Beentaa Ee Uu Ciidamada Booliska Somaliland Ka Sheegay” Taliye Fooxle | Raadgoob
Raadgoob.com
“Abwaan Laab-Saalax Isaga Ayaa Ka Jawaabi Hadalada Beentaa Ee Uu Ciidamada Booliska Somaliland Ka Sheegay” Taliye Fooxle
January 5, 2019 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob) Ciidamada booliska somaliland oo mudooyinkii ugu danbeeyay hawlgalo ay ku jireen  ku soo qab qabtay dhalin yarada xaafadaha rabshada ka sameeyay iyo tuug sidoo kale-na ciidamadu waxay sheegen in ay soo qabteen  9 kiilo iyo badh xashiidada halkaaas oo ay sheegen inay hayaan gaadhigii siday xashiishadan iyo darawalkii wadayba waxaan uu taliye ku xigeenku sheegay inay hawlgalkan sii xoojinayaan siina wadayaan

Dhanka kale waxa uu Taliye ku xigeenka ciidamada booliska somaliland c/raxmaan Liibaan Fooxle ka jabaabay hadal ka soo yeedhay abwaan laab saalax hadalkaas oo  ah mid khuseeyay ciidamada booliska somaliland

khilaafka ciidanka iyo abwaanka ayaa waxa uu ka bilaab may dhawaan markii fanaaninta xidaga geeska laga joojiyay bandhig faneed ay magaalada hargaysa ku qaban la haayen

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

COMMENTS
Latest News