“Xukuumadu Waxay Fara Galin Ku Haysaa Gudidii Dhex Dhexaadinaysay Xisbiyada Iyo Xukuumada” Xisbiga Ucid | Raadgoob
Raadgoob.com
“Xukuumadu Waxay Fara Galin Ku Haysaa Gudidii Dhex Dhexaadinaysay Xisbiyada Iyo Xukuumada” Xisbiga Ucid
January 7, 2019 - Written by admin

Hargaysa( Raadgoob)Gudoomiye ku xigeenka labad ee xisbiga UCID Cabdinaasir Buuni  oo maanta qaybo ka mida waraabinta la hadlaayay ayaa sheegay in xisbiga kulmiye fara galin ku hayo gudidii dhex dhexaadinaysay labada xisbi iyo xukuumada

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

COMMENTS
Latest News