|
|||||||||
Raadgoob.com
Boqor Buurmadow Oo Ka Hadlay Kulankii Qadada Ahaa Ee Madaxwayne Muuse Biixi Iyo Madax dhaqameedka Beelaha Garxajis
January 8, 2019 - Written by adminHargaysa(Raadgoob) Boqor Buurmadow oo ka mid ah madax dhaqameedka Bariga Burco ee habar jeclo ayaa waxaa uu ka hadley qadadii uu madaxwayne muuse biixi la qaatay madax dhaqameedka Beelaha Garxajis boqorka ayaa waxa uu sheegay inuu soo dhaway naayo qadadaa uu madaxwayne muuse Biixi La Qaatay madax dhaqameedka Beelaha Garxajis mar wariyhii waraysanaayay waydiiyay inay ka beel ahaan filayaan iyaguna kulanka noocan oo kala waxa uu ku jawaabay ” maxuma hadii uu madaxwaynuhu noo yeedho oo uu noo mahad celiyo anaguba waxaan kamid ahayn dadkii soo dhawayeeyay ee doortay” Sidaasi waxa yidhi Boqor Buurmadow
Halkan Hoose Ka Dawwo Muuqalka Warkan
COMMENTS
|
Latest News
|