Raadgoob.com
“Waa Ayaan Daro In Maanta Qof 70 Jir Aha Laysku Qabsado Waar Ma Guribaa Nimco Yaasiin Mise Waa Dhul ” Boqorka Beelaha Gabooye
January 8, 2019 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob) Boqorka Beelaha Gabooye Boqor Axmed Iiman Warsame ayaa waxaa uu ka Hadley muranka ka dhaxeeya labada qoys ee ay ku muransan yahiin fanaanada Nimco Yasiin , waxaana boqorku uu sheegay in maxkamada Somaliland dacwada arintan isla markaana ay codsan doonan in DNA laga qaado Nimco Yaasiin

waxa uu yidhi oqorka Beelaha Gabooye” waa ayaan daro in qof 70 jir ahmaanta lays ku qabsado waar ma dhulbaa mis waa guri miyaanu waxa lays ku haystaa qof ahayn ”

mar su’aal uu waydiiyay wariyhii waraysanaayay boqorka oo ahayd in nimco yaasin hore u sheegtay inay iska qaaday  DNA-ka qofka dhiigisa lagu eego waxa uu ku jawaabay boqorku

” waxaasi waa beenta suuqa laysla dhex maraayo walaalaheed ayaaba imaka jooga iyaga miyaa laga qaaday dhiiga waar maalinta danbe malaa anaga ayaa na sheegan doonan ” Sidaasi waxa yidhi boqor axmed iimaan warsame

Halka Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan 

COMMENTS
Latest News