Raadgoob.com
Ciidamada Booliska Somaliland Oo Ka Hadlay Xadhiga Abwaan Abees + Iagoo Hanjabad U Diray Cidkastoo Ciidanka Aflagaadaysa
January 13, 2019 - Written by admin

HARGAYSA(Raadgoob) Ciidanka Booliska Somaliland ayaa waxaa ay fasireen sababta ay xabsiga u dhigeen Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo dhawaanxasiga laxidhay sidioo kalena ciidanku waxa ay fariin u direen sida ay sheegen dad caadaystay cayda iyo aflagaadad ciidanka booliska somaliland

COMMENTS
Latest News