Raadgoob.com
Guddida Fulinta Xisbiga Ucid Oo Xilkii Iyo Xubinimaadiba Ka Qaaday Gudoomiye ku Xigeenkii Xisbigaas C/Naasir BUUNI
January 13, 2019 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob) Warqad uu gudoomiyaha xisbiga UCID  soo saarey ayaa waxaa uu ku sheegay in fadhi ay yeesheen guddida Fulinta ee xisbiga UCID ay xilkii ka qaadeen Gudoomiye ku xigeenkii xisbigaasi CABDINAASIR MUXUMAD XASAN BUUNI oo ku meel gaadh ahaa

Halkan Hoose  Ka Akhriso Warqada

 

Image may contain: text

 

Raadgoobnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News