Raadgoob.com
“Nina Nin Kama Xoog Wayna Nina Nin Kama Afdheeree Aynu Miiska Isugu Nimaadno kulmiye iyo ucidaw” Hogaamiyaha xisbiga Waddani Xirsi Cali
January 13, 2019 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob) Hogaamiyaha xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xassan oo maanta warbaahinta kula Hadley xarunta dhexe ee xisbiga Waddani ayaa waxaa uu ka Hadley mawqifka xisbiga Waddani ee doorashooyinka golayaasha wakiilada iyo deegaanka iyo arinkii Kominshanka doorashooyinka ee maala mahanba laysla fahmilaa waxaanu yidhi Xirsi ” Nina Nin Kama Xoog Wayna Nina Nin Kama Afdheeree Aynu Miiska Isugu Nimaadno oo waxa isla meel dhigno hogaamiaya wadanku waa madawayanaha waxaba idiin tari mayso in waxaan macno lahayn lagu wareege waynu wax isla meel dhigno”

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan 

COMMENTS
Latest News