Raadgoob.com
“Cida Laga Cabanayaa Maah Ciidanka Booliska Somaliland Laakin Cida Laga Cabanayaa Waa Lagaranayaa Waanays Is Garanaysaa” Garyaqaanada Somaliland
January 14, 2019 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob) Qaar ka mid ah garyaqaamada Somaliland ayaa waxaa ay eedeymo u jeediyeen ciidanka booliska Somaliland waxana ay ku  eedeyay xadhiga loo gaystay dhawaan  Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo xabsiga la dhigay isagoo abwaan ku maansoonyin ku dhaliilay hogaanka iyo hanaanka xukuumada madaxwayne muuse biixi

Halakn Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan 

 

COMMENTS
Latest News