Raadgoob.com
“Sabab La’aan Ayaa Inan Kaygii Lagu Dilay Handidayiina Lagu Qaatay” Muwaadin Cabasho Ka Muujiyay Masuuliyiinta Somaliland
January 18, 2019 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob) Kuwani waa muwaadidin ku nool magaalada hargaysa oo cabasho xoogan ka muujiyay maayirka caasimada hargaysa iyo gudoomiyaha maxkamada sare ee somaliland Aadan xaaji cali waxaana ay sheegeen inay cadaalad daro xoogan oo cidna waxba u qaban wayday ay u gaysteen masuuliyiintaasi waxaanu yidhi muwaadinka cabanaayay oo lagu magacaabo MAHAD CABDI IBRAAHIM

“Aniga waxa la dilay inankaygii aniga waa lay xidhay hantidaydii maguurtada ahaydna waala qaatay waxaana qaatay gudoomiyaha xaafada axmed dhagax ee dowlada hoose u qaabil san xaafadaasi”

mid kamid ah odayaasha u hadlaayay muwaadinka gafkan lagula kacaay ayaa hadalkooda ku yidhi sidan

” Gudida fulinta ee dowlada hoose hargaysa waa in ay ilaahay ka baqaan xaqana sheegan anagu intaas ayaan uga fadhinaa bas”

odayaasha iyaguna ka hadlaayay dhibkan lagu sameeyay muwaadinka dhibka iyo dhibaatada haysta ayaa yidhi “waxaanan arki jirin ayaanu aragnayo waxaanu isleenahay imaka dibu qaxa”

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

 

 

 

COMMENTS
Latest News