Raadgoob.com
Gudoomiye Xisbiga Waddani C/raxmaan Cirro Oo Safar Uu Ugu Maqnaa Dalka Dibadiisa Maanta Ks Soo Laabtay Waaxanu Ka Hadlay,
January 21, 2019 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob) Gudoomiyaha Xisbiga Waddani C/raxmaan maxamed C/laahi ( Cirro) oo safar ugu maqnaa dalka dibadiisa ayaa maanta ka soo laabtay safarkaasi waxaanu ka hadlay gudoomiyuhu in wali mawqifkii xisbiga waddani ee kala dirda komiishanku somaliland uu halkiisi  yahay

Sidoo kale waxa uu gudoomiye cirro ka hadlay u jeedka safar uu maamlmihii ugu danbeeyay uu ku joogay Dalka Kenya Waxa uu daaranaa

Halka Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

 

COMMENTS
Latest News