Raadgoob.com
“Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi Fashil Siyaasadeed Ayaa Dhinac Kasta Ka Haysta ” Xisbiga Waddani Oo Si Kulul U Hadlay
January 26, 2019 - Written by admin

Haegaysa(Raadgoob) Xoghayaha guud ee Xisbiga mucaarid ka ah ee Waddani Oo maanta warbaahinta kula hadlaayay xafiiska xaruunta xisbiga waddani ku leeyahay magaalada hargaysa ayaa waxa uu ka hadlay in uu fashil siyaasadeed kuyimi xukuumada madaxwayne muuse biixi iyo laamaha kala duwan ee ay xukuumadau ka kooba tahay Waxa Uu Yidhi Xoghaye Khadar

” Waxa Uu Fashil Ku Yimi Wasaaradihii Dalka Ee Kala Duwanaa Sida Arimha Gudaha Maaliyada Cadaalada oo aad idinkuba og tihiin in ay meesha ka baxday Qorshaynta Oo Iyaduna dadka been ugu sheekayta”

” Sidoo kale waxa Sanad walba miisaaniyada ku jirta hagaajinta iyo dayac tirida garoonka Timacade hadana miisaniyadaas loogu talagalay meel ay qabato iyo cid qaadatana midna lama garanaayo ” Sidaasi Waxa yidhi Xoghayaha guud ee Xisbiga Waddani

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

COMMENTS
Latest News