“C/raxmaan Cirro Waxa Uu Kulan Qarsoodi Ah Oo Aanay Xisbiga Waddani Ogayn La Qaatay Muuse Biixi” Xisbiga Ucid | Raadgoob
Raadgoob.com
“C/raxmaan Cirro Waxa Uu Kulan Qarsoodi Ah Oo Aanay Xisbiga Waddani Ogayn La Qaatay Muuse Biixi” Xisbiga Ucid
January 29, 2019 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob) Gudoomiye Ku Xigeenka Labaad Ee Xisbiga Ucid C/rashiid Basbaas Oo Maanta Xaruunta Xisbiga ucid ku leeyahay Magalaada hargaysa waraabinta kula hadlaayay ayaa waxa uu ka hadlay eedaymo xisbiga waddani u soo jeediyay xisbigooda ucid iyo gudoomiyha xisbigaas faysal cali waraabe

Sidoo kale C/rashiid Basbaas ayaa sheegay in Gudoomiyha xisbiga waddani C/raxmaan Cirro kulan qarsoodi ah oo xataa laga reebay darawalkiisii iyo ilaaladiisiba la qaatay madaxwaynaha somaliland muuse biixi

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News