Raadgoob.com
Maclimiin Laga Khiyaameyay $15 Doolar Oo Ay Xaq U Lahayen looguna Badalay $1 Doolar Gudoomiye Sharmaarke Geele Oo Ka Moogan Arinkaas
January 30, 2019 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob) Qaar ka mida bareyaasha dugsiyada hoose dhexe ee Somaliland ayaa cabasho la hor tagay xarunta barlamaanka somaliland waxaana ay maclimiintani mudooyinkii ugu danbeeyas ku jireen siminaar  ama tarabar sida loo yaqaanaba balse maclimiintani waxa ay sheegen in maalin walba ama yoom walba loogu tala galay sida ay sheegeen in ay qaatan $15 – doolar laakin se maalin walba lacagtoodi inta lafduubtay loogu badalay $1 -doolar waxaan ay lacagtooda ku sifiiyeen inuu qaato agaasimaha wasaarada waxbarashada somaliland

balse marka laga yimaado macalimiinta cabanaysa iyo shaqaalaha wasaarada waxbarashada ee laga cabanaayo iyaa laba doodaba masuulka ah ee ay u cabanayaan ee xaqooda macalimiintan danyartaa hoos u eegaya

Waa gudoomiyaha Ha’yada Shaqaalaha dowlada Somaliland Sharmaarke Geelle taabadalkeeda waa uu ka moogan yahay waxa jira waanu iska idha tirayaa maclinka iyo macalimiita hooyada iyo waalidka cabanaysa ee danyarta ah waxoodina la musuqay

maaha markii koobaad ee ay macalimiin danyar ah ama dad danyar ahi ay ka cawdaan kana qayliyaan masuul iyo masuuliyiin wax is daba marin ku sameeyay hanti ay xaq u la haayen

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan Macalimiinta La ma Jara Habaabiyay

Maxamed Ducaale Cabdi

Raadgoobnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News