“Wasaarada Ciyaaraha Somaliland Dadka Been Ayay Ku Maa Weelinaysaa” Xisbiga Waddani | Raadgoob
Raadgoob.com
“Wasaarada Ciyaaraha Somaliland Dadka Been Ayay Ku Maa Weelinaysaa” Xisbiga Waddani
January 30, 2019 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob) Xoghayaha Ciyaaraha Ee Xisbiga Waddani Yoonis Axmed Yoonis Oo Maanta waraabihnta kula hadlaayay xaruunta xisbiga waddani uu ku leeyahay magaalada hargaysa ayaa waxa uu ka hadlay Hadal ka soo baxay wasaarada ciyaaha somaliland oo ku saab sanaa in wasaaradu ay tiri

” Somaliland Waxa Lagu Qaban Doona Ciyaaro waaway oo dhex mari doona wadamada aan la aqoon san ee dunida kuyaala ”

Balse hadalkaas wasaarada waxa ka jawaabay xoghayaha Ciyaaraha Ee Xisbiga Waddani oo sheegay inuu hadalkaasi yahay humaag iyo been dadkana dhagah lagaga tuuraayo oo aanay waxaba ka jirin

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

COMMENTS
Latest News