“Shahaado sharaf baan qolo ku maamusey qolo ii iman doonta xeerkii kufsigu namoo soo marin heeso ayaan u sameeyey dastuurka” Wax Qabtka Wasiir Maxamed Xaaji | Raadgoob
Raadgoob.com
“Shahaado sharaf baan qolo ku maamusey qolo ii iman doonta xeerkii kufsigu namoo soo marin heeso ayaan u sameeyey dastuurka” Wax Qabtka Wasiir Maxamed Xaaji
February 2, 2019 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob) Wasiirka xidhiidhka golayasha iyo arimaha dastoorka Somaliland Maxamed Xaaji Aadan Cilmi Oo mudo afar cisho ah ay baadigoob kiisa ku jireen gudida joogtada ah ee golaha guurtida Somaliland ayaa maanta xili ay Saacadu ku beeg nayd 9 Subax Nimo Ka Soo Xaadiray Goalaha Ay Gudidi Joogen

Wasiirku warbixintii uu ka hor akhriyey gudida joogtada ah ee golaha guurtida somaliland ay noqotay Sidan shahaado sharaf baan qolo ku maamusey qolo ayaa iman doonta xeerkii kufsigu namoo soo marin heeso ayaan u sameeyey dastuurka kuwani waa Waxyaabaha aan qabtay mudadii yard ee aan joogay ayuu wasiirku ka hor sheegay gudida hortoodiii

wallow aanay gudidu weydiinin sualihii ku haboonaa wasiiirka oo ay kamid yihiin fadhiidka iyo fadhiga haysta wasaaradi tastoorka Somaliland iyo Su’aalo badan oo ka dhex guuxayabulshada Somaliland ee min bari ilaa galbeed ku nool   –

Dhanka Kale Waxa Uu Sheegay Wasiirka xidhiidhka golayasha iyo arimaha dastoorka Somaliland Maxamed Xaaji Aadan Cilmi In Loodaga Ama Calaamada Qanka Somaliland Ee Hada La Isticmaala Ay % 75 Khald Tahay

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News