Raadgoob.com
Wasiir Guway Barwaao Oo Ka Hadlay Shaqaalaha Lagu Haysto Laykta Sheerta Iyo Komantiga Ee Wasaarada Warfaafinta
February 3, 2019 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob) Waasirka Warfaafinta Somaliland C/raxmaa Guray Barwaaqo Ayaa Maanta Kulan Alaabadu U Xidhan Yihiin oo ay Saxaafadu Dibad Joog Ka Hayd La Yeeshay Gudida Joogtada Ah Ee Golaha Wakiilada Somaliland

Markii Uu Kulankani Soo Dhamaaday waxa uu wasiir Guray Barwaaqo Warbaahinta Kula Hadlay Xaruunta Kulaha Wakiilada Waxaan Ay Saxaafadu Wasiirka Waydiisay Su’aalo la Xidhiidha Hadal Hayn Maalmihi u Danbaysay Jirtay Oo Ah In Shaqaale Ka Mid Ah Wasaarada warfaafinta Lagu Haysto Layk Sheer Iyo Komanti Dhinaca Barta Ay Facebook Ku Leeyhiin Ay Ka Sameeyen

Dhinaca kale waxa uu Ka Hadlay wasiirku Wararka Ah Inuu Sheegay In Ingiriisku Somaliland Safiir U Soo magaacabayo

Gabgabadii hawl qabad la aan iyo Ciladafarsamo oo ku timi idaacada iyo tvgii qaranka Somaliland Ayaa Uu Wasiirku Ka Hadlay

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News