Raadgoob.com
Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo Kulan La Qaatay Gudida Ilaalinta Handida Qaranka Ee Golaha Wakiilada
February 4, 2019 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob) Wasiirka wasaarada maaliyada Somaliland Sacad Cali Shire ayaa kulan la qaatay guddida ilaalinta iyo dala galka hantida qaranka Ee golaha wakiilada

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News