Magaalada Hargaysa Oo Maanta Lagu Qabtay Xuska Maalinta Gudniinka Fircooniga Ee Gabdhaha | Raadgoob
Raadgoob.com
Magaalada Hargaysa Oo Maanta Lagu Qabtay Xuska Maalinta Gudniinka Fircooniga Ee Gabdhaha
February 6, 2019 - Written by admin

Raadgoob(Hargaysa) 6 Feebarwali Sanad Kasta Maanta Oo Kale Waxa Dunida Laga Xusaa Xuska Caalamiga Ah Ee Gudniinka Fircoonigaa Ee Gabdhaha Munaasabada Lagu Xusaayo Xuskaasi Ayaa Maanta  Magaalada Hargaysa  Lagu Qabtay

Waxaan Munaasabadan Ka Soo Qayb Galay Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Arimaha Bulshada iyo qoyska Masuuliyiin Ka Tirsan Wasaaradas Haayado Ururo Iyo Daneeyayaasha daneeya Arinta  Gudniinka Fircoonigaa Ee Gabdhaha Ugu Horay Waxa Halkaasi Ka hadashay oo faah faahin ka bixisay maalintan iyo ujeedada ay leedahay Agaasime Waaxeedka Waaxda Qoska Ee Wasaarada Arimha Bulshada Maro Luul Waxaanay Sheegtay In Wasaaradoodu Ay Dadaal Dheerada Oo Geed Dheer Iyo Geed Gaabanba Ay U Korayaan Sidii Loo Joojin Lahaa Gudniinka Ficoonigaa Ee Gabdha Yar Yar Lagu Sameeyo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan 

 

COMMENTS
Latest News