Raadgoob.com
“Hamiga Madaxwayne Muuse Biixi Waa Siduu U Galilahaa Daar Qurux Badan Oo Lacagbadan Lagu Dhisay” Xisbiga Waddani
February 7, 2019 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob) Afhayeenka Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Waddani Barkhad Jaamac Batuun oo maanta warbaahinta kula hadlaayay magaalada hargaysa ayaa ka hadlay lacgatii 80 milyan ah ee xukuumdaha kulmiye ee kala danbeeyay ay isku tuur tuurayaan oo uu midba kan kale waydiinaayo lacagtaa 80 maliyan ee daynta ahyd

sidoo kale waxa uu ka hadlay dhalinyaro darbajiif ah oo dhawaan maxkamada hargaysi xukun ku riday oo uu sheegay in xukunkaas ay ka danbaysay wasaarada shaqa galinta iyo Arimaha Bulshada

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan   

COMMENTS
Latest News