Raadgoob.com
Suldaanka Guud Ee Beelaha Gobalka Awdal Oo Ka Hadlay Dhaliyaradii Boorama Lagu Xidhay Waxaanu Yidhi
February 10, 2019 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob) Suldaanka Guud ee beelaha gobalka Awdal Suldaan Saleeban Cali Ismaciil Oo Maanta Warbaahinta Kula Hadlaayay Magaalada Boorama Ayaa Ka Hadlay Dhalin Yaro Dhawaan Xukuumada Somaliland Xabsiga U Taxaabatay

Dhaliyaradan Xabsiga La Dhaigay Ayaa Waxa Ay Sameeyen Baroor Diiq Aya U Samaynayaan Dad Hore U Geeriyooday Oo Ay Sheegeen In SNM Xasuuq U Gaysatay Balse Suldaanka Guud ee beelaha gobalka Awdal Ayaa Sheegay In Dhaliyaradaa Si Deg Deg Ah Loo Siidaayo

Halkan Hoose Ka Dawo Muuqaka Warkan  

COMMENTS
Latest News