Raadgoob.com
“Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Waxaan Leeyahay Mucaarad Matihide Wasiirbaa tahay” Xisbiga Waddani
February 10, 2019 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob) Yoonis Axmed Yoonis Xoghayaha ciyaaraha ee xisbiga Waddani Oo maanta warbaahinta kula Hadlaayay Xaruunta Xisbiga Waddani Uu Ku Leeyahay Magaalada Hargaysa

Ayaa Waxa Uu Ka Jawaabay una Jawaabay Wasirka Arimaha gudaha Somaliland Hadla Uu Ka Yidhi Munaasabadii Lagu Furaayay Tartankii Oradka Ee Somaliland Maaradoonka Wasiirku Waxa Uu Halkaasi Ka Yidhi

Xisbiyada Mucaaradka Somaliland Ma Jecla Guulaha Somaliland Gaadho Xoghayaha ciyaaraha ee xisbiga Waddani Yoonis Ayaa Hadla Kaasi Ka Jawaabay Oo Waxa Uu Yidhi

” Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Wali Isuma Haysto Inuu Yahay Wasiirkii Arimaha Gudaha Somaliland Ee Waxa Uu Isu Haystaa Mucaarad Waxaan Ka Muqata Inaanu Fahan Sanay Oo Aanay Fahn Siin Wasaarada Ciiyaruhu Waxa Laga Hadlaayo Iyo Mawduuca Meeshaas Loo Yimi” Ayuu Yidhi Xoghaye Yoonis

Halka Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan 

Raadgoobnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News