Raadgoob.com
“Cadaalad Daradii Hore Ayay Maxkamadu Noogu Daray Eedo Aan Jirin” Masuuliyiinta Wargayska Foore
February 12, 2019 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob) Masulyiinta Wargeys-ka Foore oo maanta Warbaahnta La Hadley Waxa Ay Sheegeen hadalo aan xaqiiq aheyn Oo shalay ka soo yeedhay gudoomiyaha maxkamada gobalka Maroodi-Jeex  Axmed Dalmar Sidoo kale Waxa Ay Sheegeen Masuuliyiinta Wargaysa Foore In Cadaalad Daradii Hore Loogu Daray Eedo Aan Jirin

Halka Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

COMMENTS
Latest News