Raadgoob.com
Barnaamijka Casriyeynta Caasimada Ee GIS-ka Oo Maanta Hargeysa Laga Daah Furay
February 13, 2019 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob) Magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland waxaa si rasmi ah looga daah furay Barnaamij-ka casriyeenta Magaalada ee Loo yaqano GIS-ka iyo Nootaayooyinka

,waxaana daah furka Barnaamijkan ka soo qeyb galay  Wasiirka cadaalada , Maayar ku xigeenka Hargeysa , Wasiir ku xigeenka arimaha gudaha , gudoomiyaha maxkamada racfaanka iyo masuulyiin kale

COMMENTS
Latest News