Raadgoob.com
“Masuuliyiinta La Sheegay In Muqdisho Tageen Dee Adeer Way Shaqatageen Ragaasi” Xukuumada Somaliland
February 13, 2019 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob) Wasiir Ku Xigeenka Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye Ayaa ka hadlay masuuliyiin Ka Tirsanaa Xukuumadii Hore Ee Madaxwayne Axmed Siilaanyo Oo Dhawaan Ka Dagay Magaalada Muqdisho Ee Caasimadea Dalka Soomaaliya Wasiir Ku Xigeenka Ayaa Yidhi

” Ninka Soomaaliya Oo Qaraxeedi Layaaban Tagay Maanta Anagu Waxba O Dhan Mayno Ee Waxaan Leenahay Ninkaasi Waa Nin Shaqa Tagay” Ayuu Yidhi

Somaliland Marka La Eego Siyaasi Hal Door Suxufi Iyo Fanaan Intaas Oo Qof kii Xamar Tagaa Somaliland Ag Teeda Waxa Uu Ka Yahay qof Eedaysanaa Oo Danbi Qaran Galay

 

Halka Hoose Ka Daao Muuqaalka Warkan  

COMMENTS
Latest News