Raadgoob.com
“Hadalkii Ka Soo Yeedhay Xukuumada Farmaajo Waxa Uu Ah Mid Aan Somaliland Agteeda Qiimo Ka Lahyn” Xukuumada Somaliland
February 16, 2019 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob) Xukuumada Somaliland Ayaa Jawaab Cad Ka Bixsay Hadal Maalintii Shalay Ahayd Ee Ay Bishu Ku Beeg nayd 15/2/2019 ka Soo yeedhay Xukuumada Soomaliya Hadlkaas Oo Ah In Gudida badbaadinta hantida qaranka Somaliya Baadhitaan ka Samayn Doonto Meelkasta Oo Uu Baadhitaan koodu La Galo Xataa Somaliland Ina Ay ka Baadhayaan Hantidaa Ay Day Dayaan

Balse Taa Badalkeeda Waxa Arinkaasi Ka Jawaabtay Oo Ka Hadashay Xukuumada Somaliland Oo Hadalkaasi Ku Tilmaam Tay Mid Aanay Somaliland  Waxba Kasoo Qaadayn Sababta Oo Ah Inaan Arinkaasi dhici Karayn

Halkan Hoose Ka Akriso Warqada Jawaabta Xukuumada Somaliland 

No photo description available.

Raadgoobnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News