Raadgoob.com
Mashquul iyo Saxmad haysata Madaxtooyadii Soomaliya Kadib Go’aankii Kenya
February 17, 2019 - Written by admin

Madaxda dowlada soomaaliya ayaan ilaahada waxa jawaaba kabixin go’aankii dowlada kenya ay Safiirkeeda ugu yeedhay, halka kii soomaliyan ay soo eriday.

wararka ay shabakada Raadgoob ka helayso madaxtooyada villa soomaaliya ayaa sheegay in kulamo uga socdaan madaxda dalka soomaliya ugu sar saraysa, kaas oo ay qayb ka yihiin ra’iisul wasaaraha soomaaliya , Safiirkii kenya ay soo eriday, wasiirka arimaha dibada, iyo lataliyayaasha sar sare ee xafiiska madaxwanaha.

balse ilaaha waxa la sugaya jawaabta iyo go’aanka ay ka soo saari doonan arintan.,

Wixii Wara Ah Ee Ka Soo Baxa Warkan Kala Soco Wararkayaga Danbe

Raadgoobnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News