Raadgoob.com
Dowlada Soomaaliya Oo Xeer Ka Soo Saartay heshiis-yada dowladdu la gasho dalal ama shirkaddo shisheeye
February 20, 2019 - Written by admin

Qoraal laga soo saaray xafiiska ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa lagu asteeyay faah faahin ku saabsan habraac loo mari doono heshiisyada dowladda la gasho dalalka ama shirkadda shisheeye.

 Qoraal ayaa lagu sheegay in hay’addaha dowladda ay reeban tahay in heshiis-yo toos ah ama si dadban ula galaan dalal, shirkado ama hey’addo ajnabi  ah, iyadoo aan la raacin tallaabooyinka ku cad farqada labaad ee  qodobka.

Qoraalka ka soo baxay xafiiska ra’iisal wasaaraha ayaa u dhignaa siddan :

 

Raadgoobnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News