“Madaxwayne Muuse Biixi Waxa Uu Aqbalay In Somaliland Maamul Gobaleed Tahay Waana Ayaan Daro ” Xisbiga Waddani | Raadgoob
Raadgoob.com
“Madaxwayne Muuse Biixi Waxa Uu Aqbalay In Somaliland Maamul Gobaleed Tahay Waana Ayaan Daro ” Xisbiga Waddani
February 23, 2019 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob) Xoghayaha arimaha dibada ee xisbiga Waddani Marwo Faadumo siciid oo maanta warbaahnta kula hadlaysay xafiiska xisbiga waddani ee magaalada hargaysa ayaa waxa ay ka hadashay sida xisbigooda waddani u arko safarkii madaxwaynaha Somaliland muuse biixi cabdi ku tagay dalka itoobiya

waxaan ay sheegtay Marwo Faadumo in uu madaxwayne muuse biixi aqbalay in somaliland maamul tahay sida warqadaha lagu soo saaray waaxan ay tiri “warqadaha Soo baxay waxa ku qoraninuu muuse biixi aqbalay inuu maamul yahay sidoo kale waxa ku raacsan wasiirkiisi arimaha gudaha ” sidaasi waxa tiri Marwo Faadumo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan  

COMMENTS
Latest News