Raadgoob.com
Masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye Oo War Cusub Soo Saaray Oo La Xidhiidha Kaadh Qaadashadii Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye
February 23, 2019 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob) Xoghayaha golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye Oo Maanta Warbaahinta Kula Hadlay xaruunta xisbiga kulmiye ee magaalada hargaysa ayaa waxa uu sheegay Xoghayuhu in kaadh qaadashadii golaha dhexe ee maalmihii ugu danbaysay magaalada hargaysa ka socotay ay maanta oo sabtiya bishuna tahay 23, 2, 2019 kaadhkii golaha dhexe laga qaadan doono Magaalada Boorama ee xaruunta golabka AWDAL

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan 

COMMENTS
Latest News