Raadgoob.com
DEG DEG: Abwaanada Somaliland Oo Magaalada Hargaysa Sida Fiinta Isugu Soo Baxay + Maxaa Soo Kordhay
February 24, 2019 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob) Abwaanada Somaliland oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada hargaysa ayaa waxa ay bulushada ugu baaqen in maal maha soo socda ay bulshadu u soo gudbinayaan Gabayo maansooyin ay ku cabirayaan xaalada Somaliland maanta ku sugan tahay Waxaana ay sheegen abwaanadani in ay maanta dhamaantood isugu yimaaden ergo bulsho

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan  

COMMENTS
Latest News